X

Ma jirayso cid amniga nagu farogelin doonta: Maamulka gobolka Banaadir

Kadib markii gunti giijiye baahane Maxamed Xuseen Rooble oo sheegay in amnigiisa ay ilaaliso AMISOM ayaa maamulka gobolka Banaadir markiiba ka jawaabeen sheegeena inayna jireyn in cid amniga ku soo farogelisa.

Gudoomiyaha amniga gobolka Banaadir Cali Yare ayaa sheegay inay isku filan yihiin amni ahaan isla markaana ayna cid kale uga daba fadhiisanayn. Hadalka gudoomiyaha ayaa imaanaya xilli Rooble sheegay inuu AMISOM weshanayo.

Ciidanka amniga ee magaalada Muqdisho jooga ayaa ku filan kooxda argagixisada oo inta badan hadda ay ku soo hartey inay wax qarxiyaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.