X

Maxamed Xuseen Rooble oo dalbaday in AMISOM oo dalka laga saarayo ay ilaaliso

Kadib usbuuc waqti lumisa oo ay fadhiyeen maamul jufeedyada qaarkood ku xiran yihiin kooxda Xalane ee dalka inqilaab u diyaarinaysa ayaa waxa ka so baxay warmurtiyeed ay soo qoreen kooxda Xalane. ”Waxa ku jira in AMISOM ay ilaaliso Maxamed Xuseen Rooble ayuu yiri Cali Calasow.


”Waa shaqsi ku sifoobay fadhiidnimo aan haba yaraatee waxba ka garanyn dawladnimada ayuu yiri Cali Calasow ujeedada qoraalka ayaa ah inuu dalbanayo in la hubiyo inqilaabka kooxda Xalane fulisay.


”Runtii waa khasaare fadhi waqti lumisa in haddana waxaas oo kale ka soo baxaan ayuu qabaa Xuseen Warsame. Madaxtooyada waxa amnigeeda badan ilaaliya ciidamo aad u tababaran oo Somali halka ciidanka AMISOM joogaan dibedda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.