X

Maalinta musuqa aduunka yaa Somaliya ugu musuq badan: WARBIXIN

JAMES

Maanta waa maalin lagu sheegay maalinta la dagaalanka musuq maasuqa waxaadse is weydiin kartaa yaa Somaliya ugu musuq badan marka laga yimaado maamul jufeedyada oo aan lagu tilmaami karin maamul.


”Warbixin aan soo akhriyay waxay leedahay Somaliya waxa ugu musuq badan kooxda joogta Xalane oo ku bixiya kumanaan doolar si ay u heli lahaayeen sirta si ay u gudbiyaan, dabcan waxay haystaan kumanaan u huraya naftooda ayuu yiri Cali Calasow.


Marka yaan laguugu sheekayn Somaliya way musuq badan tahay iyo waa ta koowaad aduunka. Dal burbursan oo nin walba shilin raadinayo diinteenu waxay tiraa nin baahan waa nin qaawan.



”Lacagta ugu badan ayay kooxdani ku bixisaa waanan aabaha musuqa. Lacagaha badankooda ayaa la sheegay inay ku baxaan laamaha dawlada sida madaxtooyada, baralamaanka, booliiska, sirdoonka iyo caafimaadka ayuu raaciyay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.