X

Maamul jufeed sheegtay in deyn badan lagu leeyahay

Maamul jufeedka Somalilaan ayaa sheegtay in lagu leeyahay farabadan oo ayna sheegin cida ay ka cuneen iyo in maamulka hadda jiraa cunay lacagta masaakiinta. Maamul jufeedkan aan cidina aqoon karin ayaa horjoogihiina waqtigii ka dhacay.



”Lacag gaaraysa 45 milyan doolar ayaanalagu leeyahau ayu yiri afhayeen u hadlay horjooge Muuse Biixi. Ma faahfaahin sida loo yeeshay ama halka ay ku baxday xilli aan ognahay in gobolku qaylinayo.



”Waa nasiib darada haysata gobolkan oo muddo 30 sanno nabad haystey laakiin nabadii ka aradan, dhalintuna ay isku shubaan badaha ayagoo ka ordaya gaajada hadhowna isku dhiiba qabiilada Koofurta Somaliya ee loo caayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.