Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maamul jufeedyada ma dejin karaan jadwal doorasho: Gudoomiye Maxamed Mursal

Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa daboolka ka qaaday in maamul jufeedyada ku shirey Dhuusamareeb ayna go’aan ka gaari karin qaabka doorasho ee dalku galayo ayna tahay arin u taala barlamaanka.



“Meel ay ku qoran tahay ma jirto xilligaan in la aado doorasho dadban, wixii shuruuc ah ee doorasho lagu aadi lahaa waxaa iska leh Baarlamaanka malahan maamul goboleedyada ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Mursal oo diidey qodobada qaar ku qornaa war murtiyeedka fashilka ahaa.

Sidoo kale guddoomiyaha waxaa uu sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in la galo doorasho dadbadan, iyada oo Baarlamaanka ay ansixiyeen sharciga doorashooyinka oo dhigaya in la qabto doorasho qof iyo Cod ah.



Gudoomiye Maxamed Mursal oo la isku dayay in awoodiisa ay ka maroorsadaan bugta aqalka sare ayaa qaba in awooda sharci ee dalka ay leeyihiin barlamaanka.

Waxana la filayaa in dhawaan la marsiiyo golaha shacabka qaabka doorasho ee dhacaysa iyo xilliga ay suuragal tahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...