Maamulka Galmudug oo gacanta ku dhigey nin ku kacay fal dadku ka anfariireen
Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigey nin ku kacay fal dadku ka anfariireen kadib markii uu diley xaaskiisa oo weliba umul ah. Gacan ku dhiiglahan ayaan la sheegin inuuna maskaxda ka jiraneyn.
Dilalka noocana ayaa waxaad ka filan kartaa oo KALIYA qof jiran in qof noloshiisa la qaybsanaysa weliba umula uu dilo ayuu yiri nin dadka deegaanka ah.
Wuxuu intaas raaciyay waxa la sugaaba waa in aan la daahin dilkiisa. Dilkan ayaa ka dhacay degmada Balanbale ee gobolka Galguduud. Gudoomiyaha degmada ayaa sheegay in aad loo naxay falkan.
Dhacdooyin aan hore loo arki jirin ayaa ku soo kordhey dalka waxase ka sii daran in dadkaas falalkan argagaxaa gaysta aan la marsiin wadada saxda ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...