Maamulka Jubba oo sheegay in argagixiso isa soo dhiibtey
Maamulka Jubba ayaa sheegay in argagixiso isa soo dhiibtey. Cali Xasan Deeq oo aha Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Todobaadkan gudihiisa in Maamulka Jubbaland ay isku soo dhiibeen Todobo ilaa Siddeed xubnood oo Shabaab ka tirsan.
Waxa uu sheegay xubnahan isa soo dhiibay in ay u sameyn doonaan dhaqancelin, kadibna ay ka qeyb noqon doonaan bulshadooda, oo shaqo abuur loo sameynayo cidii dalbata.
Sidoo kale wuxuu sheegay Taliye Cali Xasan raggan in ay ka faa’ideysteen cafiska uu markale Madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay xubnaha Shabaab ka tirsan ee doonaya in Dowlada ay ku soo biiraan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...