Maamulka degmada Madheera ee xadka Kiiniya ayaa u digey horgaleyaal uu ka mid yahay nin sheegta inuu Axmed Madoobe ku xigo iyo nin dambiyo lagu haysto oo Kiiniya u cararay haddana ay soo hubeysay. Horgale Maxamuud Aadan iyo Janan ayaa Kiiniya soo hubeysay si u weerarto ciidanka xooga ee jooga degmada.
Maamulka degmada ayaa sheegay in horgaleyaashii ka soo cararay Baardheere iyo Beledxaawo ay hadda isku soo shubeen Madheera ayna taasna rabin dadka shacabku ayuu yiri Cali Roobow.
”Anaga ciidan hubeysan ma ogolaanayno waxaanan ka qaadaynaa talaabada ku haboon. Axmed Madoobe o isticmaalaya lacagta Kiiniya ayaa raba inuu Mareexaanka hub isugu dhiibo.
Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Somaliya xoojisay xadka ay la wadaabto Kiiniya si ay amniga u sugto
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay