Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Maamulka Mustafe Cagjar oo laba dhalinyara ku toogtey degmada Awbarre

Wararka aan ka helayno degmada Awbarre ee gobolka Harawo ee ismaamulka Somali galbeed ayaa sheegaya in halkaas uu maamulka Mustafe Cagjar ku diley laba dhalinyara. Ilaa hadda lama sheegin sababta dilku u dhacay.



Wararka ayaa sheegaya inay booliiska deegaanka ee Mustafe Cagjar oo u badan Ogaadeen ay toogteen labadan dhalinyarada ah ee aan la sheegin magacooda. Waxa baraha bulshada lagu arakay meydka labadaan dhalinyaro.




Warbaahinta Mustafe Cagjar ee tayada xun ayaanan ka hadlin xasuuqa ka dhacay degmada ayadoo dilkani noqonayo dilkii labaad ee Mustafe Cagjar u gaysto dadka Harawo oo laga qaado cashuurta ugu badan.



Waxa dadku ka cawdaan mashaariic la’aan xilli gobolka barwaaqada ah ee ay degan yihiin aan looga faaiideyn kheyraadkiisa. Dilka labadaan dhalinyaro oo arday ahaa ayaa aad looga xumaaday, waxana ka degmada Awbarre rabshado waaweyn.

Mustafe Cagjar ayaa maleeshiyada Ogaadeen ee lagu sheegho booliiska gobolka uu dhigay koone kasta.

Maxamed Yusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...