X

Maamulka Muuse Biixi oo ka hadley ciidan ka goostey

Maamulka Somaliland ee uu Ka taliyo horjooge Muuse Biixi ayaa si cadho leh uga hadley ciidan Ka goostey oo uu farabadnaa. Maamulka ayaa hadda Ka Hadley xilli ciidanku goosanaa muddo Laba cisho ah.


Athayeen Ku Hadley magaca horjooge Muuse Biixi ayaa Ku tilmaamey ciidankaas kuwa waxma tarayaal ahaa oo Isla fadhiyay deegaanka Ceelbuux ee gobolka Sanaag.

Ciidankii ugu badnaa ee beesha Warsangeli ayaa iyagu Ka soo jeeestay dhinaca kale ayadoo Sanaagta galbeedna ay fadhiyaan kuwii Caare. Horjooge Muuse Biixi ayaa sidii maamulka u qabteyba ay Ku furmeen jabhado ay wada gaartey cadaalad xumada maamulkiisa.


Ciidamada jooga gobolada Sool iyo Sanaag ayaa kolba dhinac u carara ayadoo inta badan ay fiiriyaan kolba dhinaca u dhacdhac roon.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.