X

Maamulka Muuse Biixi oo weerar ku qaaday Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Galaydh

Maamulka Muuse Biixi oo baryahan ka dhididsan tabliiqa siyaasiga ah ee Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Galaydh ka wadaan magaalooyinka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labadaa siyaasi. Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif ayaa hadda ka joojiyay maadaama Ramadaan soo galay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.