X

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay magaalooyinka Boorama iyo Hargeysa iyo khasaare jira

Roobab aad loogu diirsaday ayaa ka da’ay magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Waxase khasaare uu ka dhashay midka ka da’ay magaalada Hargeysa halkaas oo la sheegay inay u dhinteen ilaa 6 qof.


Halka kan ku da’ay Boorama iyo nawaaxigeeda uu suuqa weyn e magaalada uu ka qaaday xabxab farabadan oo dadku roobka dhex qaadeen si ay xabxabkaas ula soo noqdaan.


Waxa raxmada EEBE ka curatey magaalooyin badan oo dalka ah iyo gobolada kale ee dalka sida Hiiraan. Waxa jirtey abaar baahsan oo haraysay deeganada maamulka uPuntland iyo kuwa Galguduud ooabaartu ka dhamaanba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.