X

Maamulka Somalilaan oo sheegay inay Carab jeelka u taxaabeen: SAWIRO

Maamulka Muuse Biiixi ee Somalilaan ayaa sheegay inay Carab jeelka u taxaabeen. Carabta oo 9 gaaraya ayaa la sheegay inay gobolka u joogeen hawlo musuq oo ay Ku qarsoonayd inay qaataan ugaadha dalka kadibna Ka sameeyaan lacago farabadan.


Sagaalkan Carbeed ayaa Ka soo jeeda dalka Imaaraadku Carabta. Waxa caadiya in Somalidu soo hogaamiso ajaanibta ayagoo shilimaad Ka qaata, ajaanibtaas oo isugu jira kuwo noockasta sheegta.

Lama yaqaan ajaanibta sharci darada Ku joogta inta ay yihiin iyo weliba hawlaha bugta ah ee ay Ka qaytaan oo ay Ku jiraan caafimaadka iyo xirfadaha kale.


Catabtaan ayaa lagu qabtey deegaan hoostaga Hargeysa oo ay si sharcidaro uga ugaadhsanaayeen ayagoo dadka deegaanka u tuurey shilimaad laakiin haddana ay u cuntami weyday hawsha ay wadaan sidaana maamulka Ku wargeliyeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.