X

Somali macdan isku dishey gobolka Sanaag

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag gaar ahaan barigeeda deegaanka lagu magacaabo Waqadariya ayaa sheego in Laba maleeshiyo beeleed halkaas isku cuneen. Deegaankan ayaa awal ahaa cidlo haddase waxa laga guryaha macdan aan badneyn.


Labadan maleeshiyo beeleed ayaa iska diley ilaa sadex ruux halka uu jiro dhaawac. Dagaalka ayaa Ku salaysan macdan aan badneyn oo la socota biyaha iyo mid aan fogeyn oo dhulka hoose aan gaarsiisneyn.


Dagaalka ayaa la sheegay inuu sii kululaadey markii rooblu soo saaray waxa ay Ku sheegeen dahab.

Maamulka Somalilaan ayaa geli  degmadakarin aagaas laysku dilayo  ayaan wemaadaama Ceerigaabo uu u Ku taalo buuralay oo sida lagu tagi karaa ay adag tagay. Dhulka buuralayda ah ayaa muddaba la guraayay macdan aan badneyn waxayna keentay sheeganayso kheyraadka dalka ee buuraha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.