Sunday, April 21st, 2019
header

Maamulka Somaliland oo roob doon ku dhawaaqay

Maamulka Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa looga dhawaaqay roob doon xilli la galay gu ilaa haddana roobyar uu ka curtey magaaliiyinka qaar. Waxa jira doog yaraan iyo biyo la’aan haddii aan roob fiican di’ina ay dhici karto in xooluhu leetaan. Abaaraha ka jjra gobolka ayaa la filaayay sanafkan maadaama laba sano lagu jirey nimco, waxase jira dawlad la’aan waana ta dadku welli ayna fiirin halka dhibku ka jiro.