X

Maanta burbur maamuleed ayaa jira waa xoghaye Nuura Faarax oo ka hadashay qaska taagan Hargeysa

Xoghaye Nuura Faarax oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa ka walaac xoogan ka muujisay qaska ka taagan maamulka Hargeysa oo ay ku tilmaantey mid haya wadadii burburka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.