X

Maareeyaha wadooyInka Somaliland oo ku qanacsan xilka madaxweyne ku xigeenka Kulmiye

Maareeyaha wadooyinka SomalilandXasan Cali Cusmaan ayaa ku qanacsan xilka madaxweyne ku xigeenka Kulmiye wuxuuna sheegay in uu u tartarmayo. Kursiga ku xigeenka KUlmiye ayaa waxa isku haysta dhowr musharax.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.