X

Maayerka Boorama oo caadaystey dhul boob iyo siyaasi leh waa la i boobay

Waxa baryahan dambe magaalada Boorama ku soo batey maamul xumo u aabo u yimi maayer casaaye kadib markii uu dhulal badan oo dad leeyahay uu u soo kaxaystey askar si uu u boobo. Waxa inta badan dhaca la sameeyaa ayadoo dadka loo sheegin. Siyaasi ka tirsan xisbiga UCID ayaa sheegay in dhulkooda la boobay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.