X

Xilliga la horgeynayo is af-garadkii maamul jufeedyada iyo madaxweynaha oo la shaaciyay

Waxa maanta la ansixiyay raiisal wasaaraha ugu waqti koobnaad doona dalka Maxamed Xuseen Rooble oo barlamaanku siiyay codka kalsoonida, waxana la filayaa inuu soo dhiso dawlad aad u wasiiro badan.


Maxamed Xuseen ayaa sheegay inuu arimo dhowr a xooga saari doona mase sheegin inuu taaban doono arimaha masiiriga ee dalka sida raadinta dastuur saxa oo dalku yeesho.

Dhinaca kale horjoogaha Koofur galbeed ayaa sheegay in is-afgaradkii iyaga iyo madaxweynaha barlamaanka la horgeyn doono SABTIDA soo socota. Xildhibaanada badankooda ayaa walaac ka muujiyay doorashada gacanta loo geliyay maamul jufeedyada.


Warkan Laftagareen ayaan ahayn war rasmiya laakiin la eegi doono inay tahay wax la isla gartey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.