X

Maayerka Burco oo ka caraysiiyay wasiirka reer Awdal ee qorsheynta

Maayerka Burco ayaa ka caraysiiyay wasiirka reer Awdal ee qorsheynta. Wasiirkan ayaa sheegay in Muuse Biixi ku yiri deeqaha u badi gobolada Sool iyo Sanaag.


Wuxuu kaloo qarxiyay in lacagta lagu shubo sanduuqa Somaliland ay hayso shirkad gaara maamulka Muuse Biixi ama kii Siilaanyana u sheegaan kolka halkay rabaan.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=e_TnWcOrBUA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.