Axmed Muumin Seed ayaa beeraha Gabiley soo arkey sheegayna in wasaaradiisu waxba soo saarin laakiin ay u socdaan dhiirigelinta wax soo saarka.
Waqti roobaad fiican o ka da’ay gobolka ayaa soo saaray xasiid aad u farabadan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_fBZbk4YiQ0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS