X

Macalimiinta dalkaasi Norway oo cabsi awgeed joojiyay sawirada cayda rasuulkeena SCW: WARBIXIN

Macalimiinta dalkaasi Norway ayaa joojiyay inay caruurta tusaan sawirada cayda ah ee ka dhana rasuulkeena ee uu taageeray jaahil Makroon, waxa sidaasi lagu sheegay warbixin kadib baadhitaan bil socday.


ā€¯Macalimiinta ayaa cabsi iyo walwal dheeraada ka qaba in la beegsado haddii ay caruurta tusaan sawirada foosha xun kadib markii qoorta loo dheereeyay nin Faransiiska oo si ula kaca u sameeyay ayaa lagu yiri baadhitaan la sameeyay.

Mar la weydiiyay inay isticmaali doonaan ama tusi doonaan sawiro noocaas boqolkiiba 83 waxay ku jawaabeen MAYA qorshahana uguma jirto. Waxa halkaas ka cad inay cashar ka barteen cadhada ka dhalatey.


Halka boqolkiiba 15 ayna ku talojirin ayna aad uga fiirsan doonaan inay faaiido soo kordhinayso iyo in kale.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.