X

Ruushka oo furey xarun aanu hubka nukliyeerka wax ka qaadi karin

Madaxweynaha Ruushka ayaa ka hadlay xarun cusub oo hubka nukliyeerka waxba ka qaadi karin haddii Maraykanku ku soo weeraro. ”Xaruntan waa inay noqoto mid uuna nukliyeerku waxba ka qaadi karin oo amri karta ciidankeena inay hilfaha u qaadaan kuwa dalka soo weeraray ayuu yiri Buutin.


Muhiimadu waxa weeyi goobtan laga hagayo hubka nulkiyeerka waa inay tahay goob fudud oo loo isticmaali karo sida qoriga AK47 oo ka badbaadi karta haddii lsi toosa loogu soo weeraro hubka nukliyeerka oo ah naqaf aan waxba reebin.


”Dalku wa inuu cusboonaysiiyaa awoodii nukliyeer maadaama ay aduunka ka jiraan waxyaabo aan la filan kari, isagoo u jeeda xagjir Taram oo ka baxay dhamaan heshiisyadii hore ee ay wada galeen. Ruushka ayaa hadda ka hioreeya Maraykanka dhinaca awooda gantaalaha ayagoo awooda difaaca Maraykanka ka dhigey waxba la’aan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.