X

Macno darada doorashadii uu isku caleemo saaray Ismaaciil Cumar Geele iyo kharashka qasaaray

Madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegtay inuu ku guulaystey doorasho uu keligii sharaxnaa, ayadoo xilli dambe uu keenay nin igu qari ah kadib markii mucaaradka dhabta uu u diiday inay dalak soo galaan.


”Waxa ka daran inta lacag ee ku khasaartey is caleemo saarkaa iyo weliba fanaaniinta uu soo kireystay kaladii taliye Ismaaciil oo Jabuuti ka dhigey meel keligii noolyahay, kuna jiro guriga ugu fiican xilli dadka badankiisu haysan biyo nadiifa iyo cunto iyo hoy ayuu yiri Xuseen Warsame.

Ugu yaraan laba milyan ayaa ku qasaartey doorashada istuska ah ee uu reer galbeedka is leeyahay kaga hel ictiraaf xilli la ogyahay inuu yahay fadhiid fadhiid dhalay ayuu raaciyay Xuseen Warsame.


”Jabuuti waxay noqon lahayd meel aan ka dhicin Honkoog iyo Singabuur waayo labadaas magaalaba waxay ahaayeen cooshada aan oolin guri oo dhagax, dhowr sano kadibna waxay ka mid yihiin gobolasda lagu daydo ayuu yiri Xirsi Jaamac oo jooga Jabuuti.

Isku soo duubaa lacagtii dadka daadka iyo shaqada loogu abuuri lahaa ayuu sanad kasta ku ciyaara isagoo aan ku talo galsanayn inuu xukunka wareejiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.