X

Kooxda beesha caalamka oo welli farogelin ku haysa dawladnimada dalka

SRSG for Somalia Security Council meeting The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2020/121)

Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa qoraal kale oo farogelina soo qortey inkastoo aan la garanayn cida dhabta ee qorta qoraaladan la soo dhigo baraha bulshada. Qoraalkii u dambeeyay ee loogu jawaabayay wasaarada arimaha dibeda ayaa lagu sheegay in dawladu u xayirnaato iyaga.

ā€¯Waxay soo qoreen in dawladu dhinacna uga dhaqaaqi karin ee iyaga u xayirnaato ayna hawsha socota ee doorashada aan barlamaanku kaalintiisu ka qaadan doonin, haddii kale ay qasi doonaan nidaamkaas ayagoo arbushaya ayuu yiri Cali Calasow.

Dawlada Somaliya ayaa waxa la gudboon inay nidaamka doorashada u celiso barlamaanka waa sida xalaasha ah ee wax ku kala socon karaan halkii ay u xirnaan lahayd kooxda beesha caalamka oo hurinaya colaad qabiil.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.