X

Muuse Biixi oo socdaal ku tagey Berbera iyo safarkiisa oo lagu arkin jufadiisa

Muuse Biixi ayaa  u safrey Togdheer iyo safarkiisa oo aan lagu arkin wasiirada beeshiisa ee faraha badan iyo xataa weriyeyaasha beeshiisa ee ka buuxa telefishinkiisa lagu magacaabo SLNTV.


Muuse Biixi ayaa dhinaca kale ay la socdaan askartii ugu badneyd oo aan lagu arki jirin Siilaanyo. Dadka siyaasada maamulka indha indheeya ayaa qaba inay tahay fashilka ku yimi maamulkiisa ay boqolkiiba 60 yihiin jufadiisa.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Aeb6_oxCv5I[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.