13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madax dhaqameedka MaxadCase (Samaroon) oo hambalyo u direy Muuse Biixi

Madax dhaqameedka MaxadCase (Samaroon) ayaa hambalyo u direy Muuse Biixi oo xisbigiisu ku shubtey doorashadii ka dhacdey maamulka Somaliland. Madax dhaqameedka ayaa sidoo kale fariimo u direy reer Awdal.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS