X

Madaxa dawlada Somali galbeed oo booqdey fatahaada webiga Shabeele: SAWIRO

Webiga Shabeele oo ka soo bilowda dawlada Somali galbeed ilaa Oromada ayaa keenay biyo aad u farabadan taas oo RABIGA raxmaanka ah loogu mahadiyo. Maanta waa barwaaqo berina waa abaar labadaba RABIGEENA awooda leh ayaa laga helaa.


Mustafe Cagjar ayaa socdaal ku maray deegaanka Mustaxiil oo ka mida deegaanada uu webigu ku fatahay dadkuna ku jiraan xaalad biyo dhex fadhi.
Mustafe Cagjar ayaa sidoo kalana kaalmo la gaaray dadka ay saamaysay fatahada webiga kamana hadlin waxa uu ka qaban karo. Kaalmada aya isugu jirtey agabyada xilligan loo baahan yahay.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.