Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Madaxa Puntland Siciid Cabdullaahi goormuu noqdey madaxii dalka

Madaxa Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa intii la doortey kadib waxa markiiba looga yeeray Imaaraadka waxana loo soo dhiibey kiish lacago iyo fariimo badan oo au ku jirto sida la rabo inuu u dhaqmo.

Waxa kadib uu isku shubey Nayroobi halkaas oo uu la kulmey kooxaha kale ee raba inay Somaliya weligeed hoga ku jirto.



Kadib wuxuu ku soo laabtey Garoowe asagoo kalsooni ka haysta Imaaraadka iyo kuwii uu kula kulmey Nayroobi ee Soomaali iyo ajaanib lahaa, wuxuuna sheegay wixii loo soo gudbiyay kadib eedayn uu u jeediyay dawlada.

Muxuu Garoowe ka sheegay:

Wuxuu sheegay inuu diyaariyay shir asagoon la tashan madaxda qaranka ee aanu aqoonsanayn, sidii looga soo qaybgalay xafladiisii caleemo saarka ma tegin Muqdisho. Wuxuu cadeeyay mudada loo cayimay oo ah soonka kahor.



Waxaad is weydiin kartaa goorma ayuu noqdey madaxa dalka, yaase siiyay awood uu ku go,aamiyo shirar awoodaas leeg.

Ujeedadu maxay tahay:

Wuxuu qabaa kalsooni buuxda oo weliba ka haystaa Imaaraadka iyo kooxihii gaalada ahaa ee uu kula kulmey Nayroobi. Ujeedada ugu weyna waa in dawladu tiraa maya kadibna yiraa waa sidaan rabney ee gaaladii i soo dirtaay kaalaya yimaada oo na dhexdhexaadiya.



Maxaa la gudboon dawlada dhexe:

Way u jeedaan in cadowgii Somaliyeed is biirsadey ujeedaduna waa in la wiiqo dawladnimada oo la curyaamiyo horumarka laga sameeyay dhinaca dhaqaalaha iyo sitaasada arimaha dibedda xilli curyaamin saaran tagay dalkoo dhan.

Shir hadduu dhacayo waa in kii madaxweynaha ku baaqay la tixgeliyaa kana dhacaa caasimada, dawladuna garwadeen ka noqotaa haddii kale waxa imaanaysa in jufo kasta tiraa anaa shir qabanaya, waxana looga hadlayaa sidan iyo sidan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...