10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxda Awdalstate oo ku sugan caasimada looga taliyo Yurub ee Brussels iyo mudaharaad xoogleh oo ka dhacay

Brussels–Madaxda Awdalstate oo uu hogaaminayo madaxweynaha mudane C/samad Ibrahim Nageeye ayaa jooga Brussels halkaas oo manta duhurkii uu ka dhacay banaanbax weyn oo reer Yurub loogu sheegayo in deeqaha lagu qaado magaca ”Somaliland” ay hadda joojiyaan.

Mudaharaadka ayaa si weyn looga dareemay magaalada waxaanad naga fishaan sawiro iyo muuqaalo kale oo ku saabsan sida wax u dhaceen.

11000619_358890874318306_1861512179206989262_n[1]

Husein Ali's photo.

Husein Ali's photo.

ARAABINEWS