Italy–Madaxda Yurub oo ka cadhooday dhimashada dadka ee xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga ayaa ku baaqay dagaal ka dhana dadka ka ganacsada tahriibinta dadka. Daraad ayay ahayd markii dad gaaraya 800 oo tahriibayaal nolol doona ay doontey saarnaayeen la degtay. Inkastoo la xukumey ragii waday doontaas hadana waxa laga xanaaqay sida looga faaiideystay dadkaas oo laga qaatay kumanaan doolar.
Madaxda reer Yurub sida Talyaaniga ayaa ku baaqay in dadka ka ganacsada tahriibinta loogu tago halka ay joogaan isla markaana la burburiyo doonyaha ay wataan iyado awooda la saarayo goobaha ay ka soo baxayaan.
Shir deg dega oo ay manta isugu imanayaan ayaa looga hadlayaa sidii loo qaybsan lahaa tahriibayaasha ku sugan Talyaaniga oo inta badan sii dhaafa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay