Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa zBsydhabo boowdey halkaas oo Maanta lagu caleemo saarsyo madsxa cusub ee Koofur Galberd Laftagareen.
Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha KG Laftagareen, Gudomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamanka KG ,mas’uliyiin kala Duwan iyo ururrada Bulshada ra’idka Baydhabo.
Dawlada dhexe ayaa isku fidinaysa maamulada gobolada si dalka loo mideeyo oo u yeeshi cashier mida iyo amni wada socda galka qolo kasta,dhinaceeda u socoto
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay