X

Madaxweynaha Awdal State oo ka falceliyay hadalkii Xasan Culusow

Dhawaan ayay ahayd markii fadhiid Xasan Culusow uu yiri waan ogolahay in la sii wado taageerada la siiyo maamulka Muuse Biixi inkastoo ka hadlay. Hadaba hadalkaas Xasan Culusow iyo arimaha maamulka Muuse Biixi waxa ka hadlaya Dr C/samada Nageeye, waxana daadihinaya barnaamijka saxafi da’da yar ee Faysal Abroone.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.