X

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaalka Gaalkacayo sheegayna in uu fashilmey kulankii raiisal wasaaruhu u yimi

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay dagaalka ka Jira Gaalkacayo kana yaabay sababta raiisal wasaaruhu dib ugu laabtey Muqdisho iyadoo la isku ogaa in uu shir ku qabto Gaalkacayo kaas o u dhaxayn labada maamul ee magaalada ka wada taliya. C/kariin Guuleed ayaa baaq u direy Puntland.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.