X

Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland oo kormeer ku tagey Boorama iyo dugsiyo uu booqdey

Wasiirka waxbarashada maamulka Hargeysa ayaa booqasho ku tagey Boorama halkaas oo masuuliyiinta waxbarashada ay is arkeen una sheegeen in ay u baahan yihiin xiriir ka wanaagsan kan hadda Jira. Ma sheegin in uu wax ka qaban karo baahiyaha Jira.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.