X

Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya oo shir wadashi ka furey Awbare: SAWIRO

Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa shir wadashi ka furey Awbare. Shirkan oo u dhaxayn doona dadka iyo maamulka uu hogaamiyo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.



Shirkan ayaa ka mida kuwa caadiga ah ee ismaamulka Somalida iyo shacbiga ku hoos nool ay isku arkaan. Gobolkan Harawa ayaa u baahan mashaariic farabadan oo biyaha, korontada iyo wadooyin kow ka yihiin.

Gabagabada ayaa inta badan dawlad deegaanku fulisaa wixii lagu balamay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.