23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Khaatumo Cali khaliif Galaydh Iyo siyaasiinta Maakhir oo la kulmay safaarada Itoobiya ee Nayroobi

Waxa Magaaladda nairobi kula Kulmay safaarada Ethipia Ee dalka Kenya wafdi ka Kala Socda Khaatumo Iyo maakhir waxana wafdiga Khaatumo Hogaaminaya Madaxweynaha Khaatumo cali khalif galaydh Iyo Madaxweynahii hore Ee Khaatumo  maxamed Yusuf Jamac (Indhosheel)

Waxana Wafdigani Oo ka Koobnaa Wasiiro khaatumo oo ka Mid Ahaa wasiirka   Xirirka caalamiga Ee khaatumo,Iyo Xubno kale oo wasiiro khaatumo,Sidoo kale Siyaasin ka Socda Maamulka Maakhir.

wafdigani oo kala hadlay safaarada Ethiopia  Inay Tageerto maamulka Cusub ee Loo Dhisayo maamulka Khaatumo iyo maakhir isku biiridooda ,Iyo Sidoo kale Xirirka Amaanka Ee ka Dhaxeeya Khaatumo ,Maakhir Iyo Etoobiya.

Madaxweynaha Khaatumo cali khalif galaydh Ayaa Sheegay Inuu maamulkani noqonayo mid kala Shaqeynaya itoobiya Is kaashiga Amaanka Iyo wax wada Qeyb Siga Madama Deegaanada maamulka Laga Dhisaya xaduud Dheer uu kala Dhexeeyo Itoobiya.

itoobiya Safaarada Ku leedahay magaaladda nairobi Ayaa sheegtay inay tagerayso   Sida Maamulkaasi  uu Ugala Shaqeyn lahaa Dhanka Amaanka Iyo Xirirka Dadka Deegaanada.

Xubanahani Oo kala Ahaa

Madaxweynaha Khaatumo cali khalif galaydh

Madaxweynahii Hore Ee khaatumo maxamed yusuf jamac

wasiirirka xirirka Caalamiga Iyo jaaliyadaha  Khaatumo Mohamud Shabac

wasiir kixigeenka wasiirirka xirirka Caalamiga Iyo jaaliyadaha Maryam  Diiriye Goole

Siyaasi Ahmed Cali yakhle siyaasi maakhir ka Socda

Mohamed cali  Odayaasha Maakhir iyo xubno kale

YTRUTR

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM