X

Madaxweynaha oo dhalinyarada si gaara ula hadlay maalinta xoriyada

Waa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtey xaflada ka soo wareegtay sanad guuradii xoriyada gobolada Woqooyi ee dalka ee gumaystuhu rabay inuu sii kala qaybiyo ummada Somaliyeed. Waxa xaflada hadal ka jeediyay madaxweyne FArmaajo oo dhalinyarada ugu baqaqay inay ka kacaan haday arkaan masuuliyiin xilkooda gudan waayay.


”Dalka idinkaa leh ee hadaad noo aragtaan inaan waajibka gudan waynay ka kaca waayo idinkaa ah mustabqalka dalka. Waxa nasiib daro ah in dalku welli ku hoosjiro gacanta kooxda beesha caalamka oo hadda ah gumaystaha cusub.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.