X

Sidee magaalada Baydhabo looga dabaaldegay maalinta xoriyada 26 Juun

Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa si weyn looga xusey xuska 26 Juun oo ah maalin gaal cad la saaray inkastoo hadda uu si cilmiyaysan ku joogo isla halkii laga eryay 61 sano kahor.


”Qabyaalad diidney ayaa goobta laga qaaday waxana ka hadlay madaxda maamulka iyo kuwa ciidanka.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.