Madaxweynaha Jamhuuriyada ayaa hambalyo u direy dhamaan shacabka Somaliyeed meelkasta oo ay joogaanba. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu berito farxada ciida la qaato dadka ugu mudan in lala qaato oo ah ciidanka qaranka u hurey naftooda.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS