X

Ruushka oo tijaabiyay gantaal difaaca Maraykanka eber ka dhigaya

Ciidamada Ruushka ayaa tijaabiyay gantaal kale oo noociisa Ruushka keliya uu haysto kaas oo waxba la’aan ka dhigaya difaaca gantaalaha ee dalka Maraykanka. Gantaalkan ayaan haba yaraatee lagu soo ridi karin noocyada gantaalo ee Maraykanku ku faano.


Gantaalkan Ruushku tijaabiyay oo noociisa kii labaad ayaa duulay abaaro 350km wuxuna duuli karaa ilaa 1000km oo ka dhigan in laga ridi karo badda loo yaqaan Barrants ee ay wadaan Maraykanka.

Madaweynaha Ruushka ayaa hore u sheegay in Ruushku ka baqayn hub ururi ciusub haddana uu markii ugu horeysay ka horeeyo Maraykanka dhinaca difaaca.


Waxa gantaalkan laga ganay markab dul marayay biyaha badda Barrent ee u dhaxaysa Ruushka iyo Noorway

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.