X

Madaxweynaha oo sii sagootiyay hal wiil oo ka qayb galaya ciyaaraha Jabaan ka dhacaya

Madaxweynaha Somaliya ayaa sii sagootiyay hal wiil oo ka qayb galaya ciyaaraha afka qalaad lagu yira Olimbikada ee sanadkan ka dhacaya dalkaasi fog ee Jabaan. Wiilka orodka 800 ee mitir ka qayb galaya ayaa lagu magacaabaa Cali Iidow Xasan.


Wasiirka ciyaaraha oo isagu u geeyay madaxweynaha halkan wiil ayaa sheegay inay ku rajoweyn yihiin in gabadha feedhyahanka ah ee lagu magacaabo Ramla oo cadaan qabo ay guul u soo hoyn doonto dalka.


Gabadhan ayaa tagin dalka waxana qaba nin cadaana oo tababare u ahaa. Waxay ka hadashay sababta ay u dooratey inay u orodo dal burbursan oo looga taliyo xarunta Xalane, ayadoo heli kaerta kumanaan doolar haddii ay u ciyaari lahayd dalka Maraykanka ee ay qaxooti ahaan waalidkeedu u tagay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.