X

Marayanka oo hubkii ugu badnaa ku daldalaya Tigree ayagoo ku dhuumanaya gargaar

Itoobiya ayaa sheegtay inay kordhisay qalabka ay ku baadhayaan gawaadhida iyo xamuulka sida gargaar ku sheega, ayadoo xamuul sida hub lagu soo qariyay raashin la qwabtay. Maraykanka ayaa hubka uga badan ku daldalaya Tigreega sida ay sheegeen masuuliyiinta Itoobiya.


Guddiga gurmadka qaranka ee Itoobiya ayaa iyagu kordhiyay mishiinada baadha hubka dhamaan meelaha ay ka galayaan gargaarku. ”Kooxdan gargaarka shegta waxay sheegteen in la sii daayo bilaa waardiye, waxase noo cadaatey hadda inay hub gudbinayaan ayuu yiri sarkaal sare oo u hadlay Itoobiya.

”Maaha wax qarsoodiya in dhamaan hay’ado ku sheega gargaarka ay gudbiyaan hub iyo weliba sirta dalka ay joogaan ayna qayb ka yihiin dagaalka oo sii daba dheeraada ayu yiri xeeldheere Xuseemn Warsame.


”Ujeedada qalabka cusub ee aan dhigney goobaha gargaarku ka galayo Tigree waa in ay dedejiyaan gargaarkaas ayuu yiri Mitiku Kassa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.