Thursday, December 5th, 2024
header










Meta







Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay lacagta dalkiisa oo dhulka gashay

Waxa muddo laba bilooda dhulka gashay lacagta Liirada ee dalkaasi Turkiga kadib markii Maraykanku kor u qaaday ama soo faqay lacagta keydka ah ee uu haysto taas oo kor u kicisay doolarka dhulkana gelisay Liirada Turkiga.



”Maray sidan oo kale ku dhacday waxa Turkiga u soo gurmaday Qadar oo ku caawisay lacag gaaraysa 7 bilyan oo doolar, taas oo kor u qaaday lacagta Liirada, haddase Turkigu ma rabo inuu lacag kale weydiisto Qadar ayuu yiri Xuseen Warsame.

”Dhaqaalaha Turkigu hadda waa xoogan yahay waxase lacagta hoos u dhacday wax u dhimaysaa dadka masaakiinta ah ee inta badan taageereyaasha Erduqaan ayuu raaciyay Xuseen Warsame waxaanad tukaanada qaar ku arkaysaa safaf loogu jiro rootiga.



”Waxaan boqolkiiba 50 kor u qaadnay mishaharka qasabka ah ee ay tahay in shaqaale siiye kastaa bixiyo laga bilaabo bisha koowaadee sanadka soo socda ayuu yiri taas oo u dhigan 4250 Liiro ama 275 doolar.

Waxa mishaharkan qaadan doona shaqaalaha aan joogtada ahayn iyo kuwa kalaba siiba kuwa ka shaqeeya huteelada, maqaaxiyaha, dhulka dalxiiska, dhamaan laamaha dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay.




”Waxaan sidaa u samaynay in ayna lacagta hoos u dhacday ay faqiireyn dadka masaakiinta ah ayuu raaciyay. Talaabadan ayaa ka farxinaysa dad badan oo taageereyaashiisa ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay

August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...