November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti iyo ubax qoorta loo galiyay+SAWIRO

Jabuuti-Araabinews–Madaxweynaha Turkiga Dayib Erdogan ayaa ka degay caasimada Jabuuti xilli uu ka soo noqdey aaska boqorkii Sucuudiga boqor Cabdullah. Madaxweynaha ayaa si weyn waxa u soo dhaweeyay madaxda Jabuuti oo uu horkacayo madaxweyne Geele.

Madaxweyne Turkiga ayaa booqasho ku maraya wadamada geeska iyo bariga Afrika si uu u xoojiyo xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo wadamada bariga iyo geeska Afrika.

10353128_808647779172778_3476864187540678934_n[1]10417811_808647805839442_3261050628849134802_n[1] 10931523_808647785839444_4430270498812038250_n[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS