Tuesday, December 3rd, 2024
header










Meta







Masar oo balaadhin ku bilowday biyo mareenka caanka ee Suweys iyo lacag bilyano gaaraysa oo lagu ururiyay sideed cisho+SAWIRO

Qaahira-Araabinews–Masar ayaa qaaday talaabo lagu faano iyadoo balaadhin ku bilowday biyo mareenka caanka ah ee Suweys ee Masaaridu ka faromareejiyeen Ingiriiska iyo Faransiiska kadib ay ku soo direen Yuhuuda si ay u weerarto biyo mareenka iyo Masar inkastoo ayna ku guuleysan khiyaanadaas.

Waxa dad badan ka yaabeen in biyo mareenkan ay rabaan in ay ku dhameeyaan hal sano oo kaliya iyadoo biyo mareenka hadda jira ay ku qaadatay dhismaheeda ilaa toban sano.

Lacagta gaaraysa malaayiinta ayaa kuwo kalana qabaan in lagu dhisi lahaa mashruucyo kale oo faaiido u ah dalka sida dib u dhiska wadooyinka, awooda korontada, iyo kuwo kale.

Masar ayaa ku faanta biyo mareenka Suweys waxayna sheegayaan in  sumcada Masar khatar ku jirto hadayna ku dhamayn mudada halka sano..waxayna sheegeen in kooxaha argagixisada ayna u soo dhawaan Karin hantida qaranka.

Waxayna rajaynayaan in bisha sideedaad ee sanadkan uu markabka ugu horeeya si toosa u maro biyo marenka cusub oo yeelan doona laba haad halka hadda uu yahay hal haad kaliya.

_80385582_0be07f60-d020-490c-b09a-dbbe609c0b54[1]_80387923_36b89495-118b-4952-9251-c1ba45d7ee28[1] _80387924_a82f5b2d-2b97-45c8-90a7-445bef55b80d[1] _80387925_9643649b-b29c-4bbd-91e8-a7fc70ce594a[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay

August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...