X

Madaxweynaha xisbiga Somali Galbeed oo loo soo direy Muuse Biixi kadib dafiraadii shalay

Madaxweynaha xisbiga Somali Galbeed ahna wasiirka maaliyada Itoobiya Axmed Shide ayaa kulan Kula qaatey Hargeysa horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi oo shalay dafirey in Farmaajo booqasho ku imanayo Hargeysa, iskuna dayay inuu si qabyaaladeydan u kiciyo dhalinta dhalatey burburka kadib.


Wefdiga Axmed Shide ayaa horjoogaha kala hadli doona muhiimada ay Itoobiya siinayso dekedda Berbera oo ku xiran xasilooni iyo aqoonsi ka jira dawlada dhexe oo dalka maamusha inkastoo maamul jufeedyo jiraan.


Waxa jira arimo kale oo la xiriira xuduuda maamulku la wadaago Itoobiya oo laga soo sheegayo qas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.