X

Maxaabiis haysta telfoono kuna jira baraha bulshada oo laga digey

Gudoomiyahaa maxkamada ciidamada ayaa Ka digey dad maxaabiis oo haddana Ku jira baraha bulshada Isla markaana haysta telfoonada gacanta. Wuxuu  ka naxay fariinta ay direyso oo ah  in dadka  lagu helay dembiyada khatarta ah loo raaxaynayo hawshoodii horena halkii ka sii wataan.


Xagjir Xasan Daahir Aweys ayaa ka mida kuwa sunta ka soo afuufa xabsi ku sheega uu ku jiro. “Waxaan filayaa in gudoomiyihii u jeedo Xasan Daahir iyo kuwa la midka ah ayuu yiri Cali Calasow.


“Waxaan farayaa askarta asluubta  ee cusub ee shaqadooda bilaabay in ay dhaqankaas la dagaalamaan oo aan fursad la siin nin ummada ku cadowa in halkii lagu xakamayn lahaa uu hawshii loo soo xirey fadhiga ku sii wato ayuu raaciyay gudoomiye Xasan Cali.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.