X

Madaxweyne dawlad xoogleh u taliya oo aan isticmaalin baraha bulshada

Madaxweyne u taliye dawlad aad u xoog weyn Allaa awoodu sugan tahaye ayaa isagu aan isticmaalin baraha bulshada halka kuwa la midka ah ay dul fadhiyaan markasta. Xagjir Taram ayaa isagu markasta dul fadhiyay baraha bulshada.


Haddaba madaxweynaha dalkaasi Ruushka Buutin ayaa isagu sheegay inaanu lahayn aaladaha baraha bulshada wuxuuna aaminsan yahay inuu waqtigiisa ku lumiyo arimo kale oo dalkiisa u muhiima.

”Madaxweyne Buutin laftiisu ma isticaalo mana laha bog ka mida baraha bulshada wuxuuna u arkaa qalad wuxuuna aaminsan yahay inuu waqtigiisa si kale u adeegto ayuu yiri afhayeenka madaxweynaha Dimitri.


Ma la weydiiyay inuu qofkale u isticmaalo madaweynaha ayuu ku jawaabay inay haba yaraatee taasi meeshaba oolin. Madaxweyne Buutin ayaa hore u sheegay inaanu jirin xilli firaaqa oo ka banaan jadwalkiisa shaqo oo uu ku lumiyo baraha bulshada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.