X

Madaxweyne Farmaajo ma wuxuu ku biirey urur diimeedka akhwaan Muslimiin

Madaxweyne Farmaajo ma wuxuu ku biirey urur diimeedka akhwaan Muslimiin. Farmaajo ayaa ku sugan Turkiga halkaas oo uu ka qayb galayo kulan ay leeyihiin urur diimeedka Erdogan ee akhwaan Muslimiin.


Afhayeen u hadley madaxweynaha ayaa sheegay in Farmaajo hadal ka jeedin doono shirka xisbiga akhwaan Muslimiin ee Erdogan oo maanta furmaya.

Farmaajo ayaa ka mida madaxda lagu casuumay. Turkiga ayaa taageero aan badneyn ka gaysta dhaqaalaha dalka qaasatan caasimada inkastoo faaiidada uu ku qabo ay ka badan tahay inta soo gasha dawlada Somaliya.


Mar haddii Farmajo kaqayb galayo shirar xuisbi diimeed sidana mayna ficnayn inuu caadi u cadaysto oo u biiro ururt diimeedka akhwaan Muslimiin o ka taliya ila afar wadan oo Turkigu ugu weyn yahay.

Xiriirka Farmaajo la yeeshay madax diimeedka ururka akhwaan Muslimiin ayaa colaad u abuurtey wadamada Carabta ee haysta Wahaabiyada ama Salafiyiinta sida Sucuudiga iyo Imaaraadka.

Waa markii ugu horeysay taariikhda oo madaxweyne wadan ka qaybgalo shirka xisbi ka taliya wadan kale.

Rashiid Ceelanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.